About
me
About me
Bashar Axmed waa Trader ka ganacsado suuqa crypto currency waxaana bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigaa fursadaha suuqa crypto currency. Waxaan dhalinyarada ka caawiyaa inay si fudud uga faa'iido ugu sameeyaan Trading-ka iyo maalgashiga Crypto Currency, iyadoo baranayo xirfadaha lagama maarmaanka u ah suuqa.
Waxaan si joogto ah baraheyga bulshada ugula wadaagaa fursadaha iyo wararka kasoo cusboonaado suuqa crypto currency si qof kasta xog ogaal u noqdo. Ujeedkeygu waa in dhalinyarada Soomaaliyeed ay fahmaan fursadaha lacag sameynta ee suuqa oo ay ku guuleystaan mustaqbalkooda dhaqaale.
Waxaan dhiirrigelinayaa dhammaan dhalinyaradu inay bartaan suuqa xilli hore si ay uga faa'iideystaan fursadaha ugu wanaagsan ee suuqa crypto currency.
My WhatsApp